Ururka Iskaashiga Islaamka
Wararka OIC
-
-
Axad 26 Dul-Xijjah 1446AH 22-6-2025Qatar waxay saxiixday sharciga lacagaha bini'aadantinimo ee OIC.
-
Sabti 25 Dul-Xijjah 1446AH 21-6-2025Ururka Iskaashiga Islaamka iyo Ururka Caalamiga ah ee Socdaalka ayaa saxeexay qorshe hawleed.
-
Sabti 25 Dul-Xijjah 1446AH 21-6-2025Hussein Taha: Waxaan ku celineynaa cambaareyntayada weerarrada Israel ee Iran.
-
Talaado 21-da Duul-Xijjah 1446AH 17-6-2025Ururka iskaashiga Islaamka ee u kuur gala dambiyada Israel ee ka dhanka ah falastiiniyiinta ayaa diiwaan galisay 508 dhimasho hal todobaad gudaheed.
-
Talaado 21-da Duul-Xijjah 1446AH 17-6-2025Ururka Iskaashiga Islaamka iyo Wasaaradda Waxbarashada ee Jamhuuriyadda Shiinaha ayaa kala saxiixday Heshiis Isfaham oo ku saabsan Barnaamijka Waxbarasho.
-
Jimcaha 17 Dul-Xijjah 1446AH 13-6-2025Ururka Iskaashiga Islaamka ayaa cambaareeyay gardarrada Israa’iil ee ka dhanka ah Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee Iran.
-
-
Isniin 6-Dhul-Xijjah 1446AH 2-6-2025Xoghaynta Guud ee Ururka Iskaashiga Islaamka waxa ay muujinaysaa sida ay u garab taagan tahay Nigeria ka dib daadadkii khasaaraha geystay.
-
Khamiis 2 Dul-Xijjah 1446AH 29-5-2025Xoghaynta Guud ee Ururka Iskaashiga Islaamka oo ka qayb-galaysa shirweynaha saddexaad ee caalamiga ah ee lagula dagaalamayo Islaam nacaybka.