Ururka Iskaashiga Islaamka

Ururka Iskaashiga Islaamka ayaa si weyn ula socda isbedellada ka socda Soomaaliya

Jeddah (UNA) – Xog-hayaha guud ee Ururka Iskaashiga Islaamka ayaa shaaca ka qaaday in uu si weyn ula socdo xaaladaha ka dhacaya Jamhuuriyadda Soomaaliya, kadib dagaalladii hubeysnaa ee ka dhacay caasimadda Muqdisho. Xoghaynta guud waxay ku nuuxnuuxsatay in loo baahan yahay in la joojiyo colaadda, is-dajinta, lagana fogaado in ay sii huraan marxaladan xasaasiga ah ee ay Soomaaliya marayso. Waxa ay ugu baaqday dhammaan dhinacyada in khilaafka lagu xalliyo wadahadal, iyadoo xaqiijisay in Ururka Iskaashiga Islaamka uu taageerayo Soomaaliya amniga, xasilloonida iyo midnimada. (waan dhameeyay)

Wararka la xiriira

Tag badhanka sare