Sayniska iyo Tignoolajiyada

Caafimaadka Sucuudiga: Waxa la siinayaa in ka badan 16 milyan oo qiyaasood oo tallaalka Corona ah

Riyadh (UNA) – Wasaaradda caafimaadka ee Sucuudiga ayaa shaaca ka qaaday maanta oo Talaado ah in ka badan (16.000.000) oo qiyaasood oo ah tallaalka Corona (Covid-19) la siiyey illaa hadda. Wasaaraddu waxay sheegtay in tallaalka laga fulinayo in ka badan (587) goob tallaal oo ku yaalla dhammaan gobollada Boqortooyada. (waan dhameeyay)

Wararka la xiriira

Tag badhanka sare