Sayniska iyo Tignoolajiyada

Kazakhstan ayaa soo saartay app lagu xakameynayo caabuqa COVID-19

Nur-Sultan, (UNA) - Kazakhstan ayaa soo saartay barnaamijka mobilada ee Saqbol kaas oo xakameyn kara faafitaanka caabuqa COVID-19 isla markaana aqoonsan kara kooxaha kiisaska fayraska, wakaalada wararka ee Kazinform ayaa werisay Khamiista. Appku wuxuu dadka ku wargeliyaa inay u dhow yihiin qof qaba COVID-19. (Dhamaad).

Wararka la xiriira

Tag badhanka sare