Dhaqaalaha

Qaraarka Qaramada Midoobay ee ku baaqaya in Israa’iil ay magdhow siiso Lubnaan $856 milyan

New York (INA) – Golaha loo dhan yahay ee Qaramada Midoobay ayaa xalay meel mariyay qaraar aan waxba ka jirin oo Israa’iil looga dalbanayo inay Lubnaan magdhow ka bixiso 856 milyan oo dollarka Maraykanka ah khasaarihii ka dhashay duqeyntii Israa’iil ay ku qaadday xarunta Korontada dagaalkii July 2006-dii. 170 dal ayaa u codeeyay qaraarka, lix waddan ayaa ka soo horjeestay (Australia) (Canada, Israel, Marshall Islands, Micronesia iyo United States of America), waxaana ka aamusay saddex waddan oo kala ah Cameroon, Papua New Guinea iyo Tonga. ((waan dhameeyay))

Wararka la xiriira

Tag badhanka sare