Dhaqanka iyo fanka

Madaxweynaha Tajik oo Xarumo dhowr ah ka furay Dushanbe

Dushanbe (UNA) – Shalay, Madaxweynaha Tajik Emomali Rahmon ayaa furay kulliyadda caafimaadka ee dawladda ee Dushanbe. Sida ay sheegtay hay’adda Khawar, dhismaha kuliyaddan ayaa billowday sannadkii 2014-kii, iyadoo ay qaadi jirtay 3500 oo arday. Waxa kale oo uu ka qayb galay xaflad lagu furayay xanaano, xarun qaboojin, iyo xarun caafimaad iyo baadhis. ((waan dhameeyay))

Wararka la xiriira

Tag badhanka sare