Saynisyahanka

Sacuudi Carabiya ayaa si adag u cambaareysay weerarkii argagixiso ee ka dhacay Pahalgam, Jammu iyo Kashmir.

Riyaad (UNA/SPA) – Wasaaradda Arrimaha Dibedda ee dalka Sacuudiga ayaa si kulul u cambaareysay Weerarkii Argagixiso ee ka dhacay Degmadda Pahalgam, Jammu iyo Kashmiir, kaasi oo sababay dhimasho iyo dhaawac.
Wasaaradda ayaa bayaan ay soo saartay ku tiri: "Boqortooyadu waxay xaqiijinaysaa mowqifkeeda adag ee diidmada dhammaan noocyada rabshadaha, xagjirnimada, iyo beegsiga rayidka ah, waxayna muujinaysaa sida ay uga xun tahay qoysaska dhibanayaasha iyo dawladda iyo shacabka Jamhuuriyadda Hindiya."
(waa dhamaatay)

Wararka la xiriira

Tag badhanka sare