
Jeddah (UNA/SPA) – Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Dibedda ee dalka Masar u jooga magaalladda Makkah, Farid bin Saad Al-Shehri, ayaa maanta ku qaabilay magaalladda Jeddah ee dalka Sacuudiga Wakiilka Joogtadda ah ee Dowladda Falastiin u qaabilsan Ururka Iskaashiga Islaamka Ambassador Hadi Shalabi.
Intii ay socotay soo dhaweynta, waxaa laga hadlay mowduucyo ay dani ugu jirto.
(waa dhamaatay)