Saynisyahanka

Wasaaradda Arrimaha Dibadda Sacuudiga ayaa martigelineysa madaxda safaaradaha, hey’adaha gobolka iyo xafiisyada, iyo hay’ado caalami ah oo la aqoonsan yahay Boqortooyada Sacuudiga, munaasabadda bisha barakeysan ee Ramadaan awgeed.

Riyad (SONNA) – Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Faisal bin Farhan bin Abdullah, oo uu goob joog ka ahaa Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Eng.
Munaasabadan oo ay Wasaaraddu ku qabatay Xarunta Wasaaradda ee magaalada Riyaad, ayaa waxaa loogu hambalyeeyay curashada bisha barakeysan ee Ramadaan, waxaana la isku dhaafsaday wada hadal saaxiibtinimo oo kor loogu qaadayo xiriirka diblomaasiyadeed ee ka socda Boqortooyada Sacuudiga.
Afurka waxaa goob joog ka ahaa kaaliyaha wasiirka arrimaha dibadda ee arrimaha fulinta Abdulhadi bin Ahmed Al Mansouri iyo mas’uuliyiin badan oo ka tirsan wasaaradda.
(waa dhamaatay)

Wararka la xiriira

Tag badhanka sare