Saynisyahanka

Geerida Madaxweynihii hore ee Pakistan Pervez Musharaf

Islamabad (UNA)- Xafiiska Warfaafinta ee Ra’iisul Wasaaraha Pakistan ayaa ku dhawaaqay geerida Madaxweynihii hore ee Pakistan Pervez Musharaf, oo 79 jir ahaa, ka dib markii uu in muddo ah xanuunsanaa. Sida ay sheegtay Wakaalladda Wararka AP ee Pakistan, maanta Madaxweynaha Pakistan Arif Alvi iyo Ra’iisul Wasaare Shahbaz Sharif ayaa ka tacsiyeeyay geerida Musharaf. Pervez Musharaf waxa uu Pakistan xukumayey 2001 ilaa 2008.

Wararka la xiriira

Tag badhanka sare