Saynisyahanka

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa ka warbixiyay halka ay marayaan mashaariicda horumarineed ee Yurub

Muqdisho (UNA) – Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa shalay Xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Midowga Yurub ee dalka Marwo Tina Intelman. Inta uu socday kulanka ayaa labada dhinac waxa ay uga wada hadleen xaaladda guud ee dalka, horumarada laga gaaray doorashooyinka, marka laga soo tago mashaariicda horumarineed ee Midowga Yurub uu ka fuliyo Soomaaliya. ((waan dhameeyay))

Wararka la xiriira

Tag badhanka sare