
RIYADH (UNA/SPA) – Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Socdaalka Masar Dr. Badr Abdel Caati ayaa maanta gaaray magaalada Riyaad.
Waxaa garoonka diyaaradaha ee Boqor Khaalid ku soo dhaweeyay wasiir ku xigeenka arrimaha dibadda Eng. Waliid bin Cabdulkariim Al-Khuraiji.
(waa dhamaatay)